إعدادات العرض
Caqiidada
Caqiidada
1- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
4- Allaha lacnado Yuhuud iyo Nasaaro, qubuuraha Nabiyadooda ayey Masaajid ka dhigteen
5- Ilaahow ha ka dhigin qabrigayga Sanam
7- Qofkii ku dhaarta waxaan Ilaahay ahayn wuu gaaloobay ama shirki buu la yimid
14- Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
16- qofka dhinta isagoo baryaya cid aan Ilaahay ahayn Naartuu gelayaa
17- Way halaagsameen kuwa Diinta
19- Qofkii Ilaahay khayr la doono wuu asiibaa
22- Ilaahay ma eegayo Sawiradiina iyo Xoolahiina, laakiin wuxuu eegayaa Quluubtiina iyo Camalkiina
24- Qofka la yimaada waxaan Diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa
26- Ummaddayda oo dhan Janaday gelaysaa qofka iska diida mooyee
27- Qofkii qolo isu ekaysiiya iyaguu ka mid yahay
30- Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, Qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya
32- Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo
35- Qofka u taga faaliye oo wax waydiiya salaad lagama aqbalo afartan habeen
38- yaan lagu dayn ratina inay ku xirnaato qoortiisa kuul iyo qardhaas toona, waana in laga wada goyaa)
44- Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda
45- kuwaasi waa duul markuu ka dhinto Qof wanaagsani qabrigiisa ka dul dhista Masaajid
46- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
55- Nin Ummaddayda ka mida ayaa ilaahay ka soo dhex saarin khalqiga oo dhan maalinta qiyaame
59- Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
60- Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay
61- Ilaahay casa wajala wuxuu idinka reebay inaad ku dhaarataan aabayaashiin
62- Waxa ugu horeeya ee dadka loo kala xukumaayo Maalinta Qiyaamaha waa Dhiiga
68- Waxaad taako taako iyo dhudhun dhudhun
76- wuu liibaanay haduu ka run sheego
77- Maalin Qoraxi soo baxdo waxaa ugu khayr badan Maalinta Jimcaha
87- Ibnu Aadam ayaa i beeniyey xaqna u malaha inuu i beeniyo, wuuna i caayey xaqna u malaha inuu i caayo
89- qofka xirta xirsi Ilaahay ayuu u shariig yeelay
90- Malaa'igtu ma raacdo safar wata Ey iyo gambaleel
93- isagu maalina muu oran: Rabiyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
96- , Allaha dhagarta shaydaanka ku koobay waswaas ayaa mahad leh
98- Ilaahay kama Dulmiyo muuminka Xasano Aduunka wuu ku siiyaa Aakhirona
99- islaamtay
100- Munaafaqu wuxuu la mid yahay ri' ku wareersan laba ari dhexdood oo kolba mid aadaysa
